QORAALLADA IBRAAHIN HAWD

Raadi

FOLLOW US ON FACEBOOK

TAHNIYAD: BOGAADINTA MEHERRADA, AROOSYADA, DHALASHADA & MUNAASIBADAHA KALE

HAMBALYO MEHER: Cabdiraxmaan Guuleed Kaahin & Hibaaq Maxamuud Aadan

Hooyo Khadra Axmed Qooblow, Sharmaárke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye, xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Bedel Maxamuud Kaariye, Nimco Maxamuud Kaariye, Odaygeeda iyo caruurtooda, Ridwaan Maxamuud Kaariye iyo Odaygeeda, Ilma Cabdicasiis

Maxamuud Kaariye, dhammaan ilma Maxamuud Kaariye,

Maamulaha guud ee Dugsiyada AL-IRSHAAD SCHOOLS Maxamed Aadan Askar, Maamulaha guud ee dugsiga sare ee AL-IRSHAAD SECONDRY Maxamed Cabdi Xasan, Cabdirisaaq Muuse Faarax, Mukhtaar Axmed Cumar, Yaasiin Xuseen Cali, Maxamed Bashiir Khaliif, Cabdixakiim Baashe Cabdilaahi, Cabdiraxmaan Axmed Bashiir (Garjeex), Cabdi Axmed Digaale, Cabdikariim Ciise Liibaan iyo dhammaan macalimiinta iyo ardayda dugsiyada Al-Irshaad, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

CABDIRAXMAAN GUULEED KAAHIN IYO HIBAAQ MAXAMUUD AADAN

Oo meherkoodu 23/04/2012 ka qabsoomay magaalada Hargeisa. Waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Amiin.

Tahniyadda © Weedhsan Corporation

WEEDHSAN MAGAZINE - Download Free

Weedhsan Issue 5

Weedhsan Magazine Issue 2

Who's Online

We have 66 guests and no members online

Find us on Youtube
Find us on Facebook
Follow Us